Xarunta Hal-abuurka Jaamacadda Muqdisho iyo Hay’adda Cilmibaarista iyo Horumarinta ee Bariga Afrika (DAD), ayaa si wada jir ah u soo agaasimay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada oo sannad waliba maanta oo kale dunida looga dabaaldego 12-August.

No comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *